Dowlada Maraykanka oo taageertay heshiiskii diblomaasi ee Somaliland iyo Taiwan

Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka ayaa ammaanay galaangalka diblomaasi ee Taiwan  ka bilowday Bariga Afrika gaar ahaan Somaliland. “Waa guul laga gaaray xiriir diblumaasiyadeed ee naadirka ah ka dib markii ay Taiwan xiriir la yeelatay gobolka madaxa bannaan ee Somaliland” ayaa lagu qoray wakaaladda wararka ee Mareykanka ee AP. Xiriirka xun ee kala dhexeeya … Continue reading Dowlada Maraykanka oo taageertay heshiiskii diblomaasi ee Somaliland iyo Taiwan